Ängelholms kommunvapen Ängelholms kommunvapen

Verktygsmeny

Hjälp

Sök på webbplatsen

Chatta med oss

Hej, vill du ha hjälp?



Chatten öppnas i nytt fönster i din webbläsare

Texten i chatten sparas och blir en allmän handling som vem som helst kan begära att få läsa.

Regler och villkor för chatten

Adeegga dadweynaha

Marka aad dooneyso inaad wacdo ama booqato maamulka degmada, waxaad marka hore la xiriireysaa xafiiska adeegga dadweynaha. Waxay halkaas kaaga caawinayaan su’aalaha aad qabto badankood oo ku saabsanaan kara iskoolada, guryaha ama haddaad u baahan tahay in lagaa caawino buuxinta foomam. Haddii aysan ka jawaabi karin su’aalahaaga, waxay ku dadaalayaan in ay kugu xiraan qofka ku habboon ama xafiis ka mid ah maamulka degmada.

Waxaad xafiiska adeegga dadweynaha kala xiriireysaa:

ama booqda aqalka maamulka degmada oo ku yaal waddada Östra Vägen 2 ee Ängelholm.

Xafiiska adeegga dadweynuhu wuxuu furan yahay maalmaha isniinta ilaa khamiista, saacadaha u dhexeeya 7.30 ilaa 17.00, iyo maalinta jimcaha saacadaha 7.30 ilaa 16.00.

www.engelholm.se

Barta internet ee degmada waxaad ka heleysaa warbixino af-iswiidhish ku qoran oo ku saabsan hawlaha maamulka degmadu qabto.

Sidan uppdaterad den 25 maj 2016.

Allmän information

Om Ängelholm

Adress:
Östra vägen 2
262 80 Ängelholm

Telefon: 0431-870 00
E-post: This is an email address

Kundtjänst-öppettider:

Ordinarie öppettider:

Måndag-torsdag: 07.30-17.00

Fredag: 07:30-16:00

Kommunens kundtjänst

Jourtelefon och andra kontakter

Felanmälan

Lämna din synpunkt

Om webbplatsen

Ängelholms kommun på sociala medier

Facebook

Twitter

Instagram

Youtube

Visste du att du kan pumpa dina cykeldäck vid stationen och vid toaletten bakom g:a Rådhuset?